Maalbaari Exchange

Bedel lacaga MoneyGo, Zaad, iyo eDahab si toos ah

Foomka Bedelka

Heerarka Sarrifka

FAQ - Su’aalaha Badan La Isweydiiyo

Sidee lacagta loo diraa?

Waxaad gelin lambarka, xulashada adeegga, iyo lacagta. Foomka ayaa ku siin doona code si aad u dirto.

Imisa waqti ayuu qaataa?

Lacagta si toos ah ayaa u dhacda, haddii network-ka uusan jirin cilad.